Search

Xafiiska Bukaanka Ajanabiga(IPC)

Tawakkal Specialist Hospital (KPJ Tawakkal) waxanu ahmiyad iyo fiiro gaara siinaa dhamaan baahiyada kala duwan ee bukaankayaga ka imanaya aduunka daafahiisa (international patient). Waxanuna u diyaarinay adeegyada uugu wanaagsan ee dhinaca caafimadka lafaha, goobohoodi, qalab technolojid casri ah oo loogu talo galay iyo waliba adeeg diiran. Baahiyo la xidhiidha adeegyo kala duwan oy nooso gudbiyaan bukaanjiifka ka imanaya aduunka awgeed, KPJ Tawakkal qaybta International patient center (IPC) waxay idiin diyaariyeen koox professional ah oo khibradoodu aad u sarayso una diyaar ah inay daboolan dhamaan baahiyada ka imanayaa bukaanjiifkayaga qadarinta mudan. Kooxdan IPC waxay ka caawiyaan bukaankajiifka daryeelka caafimad qaabka uugu wanaagsan, iyagoo ku xidhayaa agentiyo, waxay u habeeyan diwaan galinta iyo waliba hadii loo baahdo balano kale u bukaanku ku arko digtoorada. Waxa intaa dheer oy kooxdani fududeeyaan adeegyo dheerad ah oo ay shabakada internatka ka wada xidhiidhi karaan bukaanka iyo dhakhaatiirtu si toos ah.

Khuburada/Specialties

  • Wadnaha (Cardiology)

  • Qaliinka mindhicirada (Colorectal Surgery)

  • Qaliinka Ilkaha (Dental Surgery)

  • Maqaarka iyo Xasaasiyada (Dermatology & Allergy)

  • Endocrinology

  • Xanuunada Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT / Otorhinolaryngology

  • Qaliinada Indhaha (Eye / Ophthalmology

  • Xanuunada Caloosha (Gastroenterology

  • Xanuunada Guud (General Medicine

  • Qaliinka Guud (General Surgery)

  • Kalyaha (Kidney / Nephrology)

  • Neerfaha (Neurology)

  • Qaliinka Maskaxda (Neurosurgery

  • Kidney / Nephrology

  • Dhalmada iyo Dumarka (Obstetrics & Gynaecology)

  • Xanuunada afka (Oral Health & Maxillofacial Surgery

  • Qaliinka lafaha (Orthopaedic Surgery)

  • Caruurta Wadnaha (Paediatric Cardiology)

  • Paediatric Intensives Care

  • Qaliinka caruurta (Paediatric Surgery)

  • Xanuunada caruurta (Paediatrics

  • Qaliinka Isqurxinta (Plastic & Reconstructive Surgery)

  • Daawaynta Neefsashada (Respiratory Medicine)

  • Xanuunada Sanbabka (Respiratory Medicine

  • Xanuunada lafaha (Rheumatology

  • Xanuunada Kaadimareenka (Urology

Adeegyada iyo Agabka

  • Adeeg Hufan oo 24 saacadood ah

  • La taliyayal caafimad oo 24 saacadood goob jog ah

  • Adeegyada farmasiiyada oo 24 saacadood iyo waliba dhakhaatiir

  • Qalab Casri ah oo u ogolaanyaa dhakhaatiirta inay war bixinta kala socdaal iyago gurigooda jooga

  • La talinta cuntada

  • Adeegacuntada

  • Qolka xaalada degdega ah

  • Operating room Digital ah

  • Baadhista caafimadka

  • Nidaam buuxa oo raajada ah

  • HIMSS heerka shanaad

  • Kaantaroolida cudurada faafa

  • Khuburo ku takhasuusay daawooyinka

  • Adeega waxbarashada bukaanka

  • Raajo

  • Xaruunta neefsashada ( afar laab)

Adeegyada diyaarka ah:

Qaybta xarunta bukaanjiifka caalamiga (IPC) waxay ku taala dabaqa koobaad (level), waxaanuna la diyaar nahay adeegyo aad u balaadhan o hufan.

Adeegyada waxa ka mida:

  • Dhibaatooyinka caafimad – Caawimo xaga doorashiiyinka daawaynta iyo daryeelka oy ku siinayaan khuburooyin kugu diyaar ah goobta.

  • Gaynta iyo kasoo qaadida madaarka

  •  Kordhinta fiisa iyo wixii la xidhiidha

  •  Adeegyo dheerada ah - Shaqaalahayagu waxay ku habaynayaan adeegyo ay ka mid yihiin, guryaha, gaadiid iyo waliba dalxiisyo wadanka gudihiisa ah.

  •  Adeegyada Turjumaanka - is fahanka oo qaaliya awgeed waxaanu u diyaarinay macaamiishayada kala duwan turjumaano ku hadli kara luqadahan: Somali, Arabic, Mandarin, Bahasa Indonesia, Japanese, Persian languages.

Imaanshaha Bukaanka

Warqada balanta

Waxa looga baahanyahan bukaanka ka imanaya wadamo kale inu helo warqad ka socota cisbitaalku u socdo. Kooxda IPC waxay si fuduud kuugu diyaarinayaa warqadaas.

Wixii warbixin dheerad ah fadlan la xidhiidha emailkan ipctawakkal@kpjtawakkal.com



Kordhinta fiisaha

Bukaanku waa in uu codsadaa kordhinta fiisaha ugu yaraan hal usbuuc ka hor wakhtiga uu dhacayo fiisahu

Bukaanka waxaa lagula talinayaa in uu soo dhamaystiro wixii waraaqo looga baahan yahay laba ilaa saddex cisho guddahood

  • LWaxa lagaga bahanyahay

  • Warqad dhakhtarkaaga

  • Warqada lacagta aad ku bixisay Cisbitaalka

  • Baasaaboorka Bukaanka

  • Kharashka ku baxaya fiisaha

Marka aad soo dhamayso waraaqaha lagaaga baahan yahay oodhan, Shaqaalaha xafiiska IPC ayaa balan kuu samayna kuuna sheegaya xiliga la tagayo imgartionka

Ibiz Hotel Kuala Lumpur
star star star
Address: No. 8, Jalan 65C,
Pekeliling Business centre,
53000 Kuala Lumpur, Malaysia

Tel no.: 603-4022-9699
Website: www.ibizhotel.com.my
Distance: 140M
Driving Duration: 1 Minutes

Tune Hotels - Downtown KL,
star star star
Address: 316 Jalan Tuanku Abdul Rahman,
50100 Kuala Lumpur, Malaysia

Website: www.tunehotels.com/our-hotels/downtown-kl
Distance: 4.0 KM
Driving Duration: 8 Minutes

Cititel Express Hotel Kuala Lumpur
star star star
Address: 449 Jalan Tuanku Abdul Rahman
50100 Kuala Lumpur

Tel no.: 603-4256-3288
Website: www.cititelexpress.com
Distance: 3 KM
Driving Duration: 10 Minutes

Grand Seasons Hotel Kuala Lumpur
star star star star
Address: No 72, Jalan Pahang,
53000 Kuala Lumpur, Malaysia

Tel no.: 603-2697-8888
Website: www.grandseasonshotel.com
Distance: 1.3 KM
Driving Duration: 7 Minutes

Dynasty Hotel Kuala Lumpur
star star star star
Address: 218 Jalan Ipoh
51200 Kuala Lumpur, Malaysia

Tel no.: 603-4043-7777
Website: www.dynasty.com.my
Distance: 1.8 KM
Driving Duration: 5 Minutes

Sheraton Imperial Hotel, Kuala Lumpur
star star star star star
Address: Jalan Sultan Ismail
50250 Kuala Lumpur, Malaysia

Tel no.: 603-2717- 9900
Website: www.starwoodhotels.com/.../detail.html?
Distance: 4.3 KM
Driving Duration: 8 Minutes

Hilton Hotel Kuala Lumpur
star star star star star
Address: 3 Jalan Stesen Sentral
50470 Kuala Lumpur , Malaysia

Tel no.: 603-2264-2264
Website: www.hilton.com/Kuala-Lumpur
Distance: 7.6 KM
Driving Duration: 13 Minutes

Le Meridien Hotel, Kuala Lumpur
star star star star star
Address: 2 Jalan Stesen Sentral
50470 Kuala Lumpur, Malaysia

Tel no.: 603-2263 - 7888
Website: www.lemeridienkualalumpur.com
Distance: 7.7 KM
Driving Duration: 13 Minutes

Gaadiidka dadwaynaha

Waxa kuugu diyaar ah cisbitaalka hortiisa gaadiidka dadwaynaha oo ay ka mid yihiin tagsi, bas, waxaad kaloo booqan kartan websitekan(www.rapidkl.com.my) oo kala socon kartaan dhaman gaadiidka dad waynaha magalada Kuala Lumpur.

afiisyada Aanu ku leenahay Aduunka :

1) KPJ Tawakkal Aceh
Pasar Atjeh, Lantai 1
Kawasan Jalan Diponegoro, Banda Aceh
Email : rsmalaysia_tawakkalaceh@kpjtawakkal.com
Tel : +628116882777
(PIC : Yoeni Saputri)

2) PT Muhibbah Mulia Wisata
JL Kartini No 1, PekanBaru, Indonesia
Tel : +62761859691/ +62761859692
Email : muhibbahpku@kpjtawakkal.com
(PIC : Mr Ibnu Mas'ud)

3) KAAFI RESOURCES , Hargeisa
Mr Abdikhadir Abdillahi – representative in Malaysia
A-21-22 PV13
Platinum Lake Condominium No. 9, Danau Saujana, Danau Kota, 53300 Kuala Lumpur
Tel : +60173933186
Email : abdikhadirnour@kpjtawakkal.com

4) PT Anas Surya Mandiri
Jalan Sisigamangaraja
No. 17, Dumai, Indonesia
Tel : +6275438239/ +6285265265403
Email : asm.tour@kpjtawakkal.com
(PIC : Mr Harson)

5) Mr Mohemmed AL-rashdi
Inquiries Section
Medical Tourism & Coordination Center
Muscat, Sultanate of Oman
Mobile No: +968-97616674 / 97313093
Tel & Fax No: +968-24121029
Email: mtcmedic.info@kpjtawakkal.com

Waxa kale oo cisbitaalku kuu diyaariyanaa gawaadhi hadii aad u bahato kugu soo wareejinya magaalada si aad ugu dalxiisto ama meeshii kale eed u baahato ay kuu geeyaan

Wixii inta warbixin dheer fadlan la xidhiidha: ipctawakkal@kpjtawakkal.com or ama waca teleefanadan +60340267777 ext. 1011/1017

Our Panel

 

Contact KPJ Tawakkal Specialist Hospital Call: 603 - 4026 7777 Email: tawakkal@kpjtawakkal.com

Contact us at International Patient Centre Call: 603 - 4026 7777 Ext: 1011/1017 Email: ipctawakkal@kpjtawakkal.com

 

Operation hours:
Mon - Fri
8.30 AM - 5.00 PM

Sat
8.30 AM - 12.30 PM